Sida Muqaal Loogu Turjumo Qoraal 5~Daqiiqo Gudahood Adigoo adeegsanaaya ...


🌀Link Video 👉Gal ama Daaro Muqalka👈

Muqaal kaan dhameeyso Sidee baan Muqaal Ugu Turjumi karaa Qoraal ama Text anigoo adeeg sanaayo Website. Waxaan muuqaal-kaan Kuugu sharxeenaa Sida Muqaal Codsaaran aan Ugu turjumi karaa Qoraal Anigoo adeeg saneeynin Program ama Computer Oo aan Waqti ku baxeeyn. Sida Muqaal Cod Carabi ah saaran yahay oo kale Waaxana Ku Turjumi kartaa qoraal Muuqaalka Hoostiisa ama Shaashada Muqaalkaas Qoraal kaas oo ah waxii ka baxsan Codka saaran muuqaalka Tusaale: Arabic To English. Sidoo kale Website yadaan kuma jiraan luqado qaar sida Af~Soomaaliga Iyo Luqada aan aheeyn Luqado heer caalami ah. 🌀Hadii aadan wax ka fahmin muu qaalkaan ayadoo qoraal ah waxaad uga bogan kartaa website "Tusmo Pro Speed"🛡Waliba qoraal dheer oo aad fahmi karto. 🛡🛡🛡🛡🛡🛡🛡🛡🛡🛡🛡🛡🛡🛡🛡🛡🛡🛡🛡 👉📥🖼♥️🌐👈 🌀🌀🌀🌀🌀🌀🌀🌀🌀🌀🌀🌀🌀🌀🌀🌀🌀🌀🌀 🌐Website Ka Hore Waa: Website Ka "kapwing"👇 👉Website Aan Isticmaalnay 👈 🌐Website Ka kalena Waa: "veed"👇 👉Web ka labaad veed👈 🌀Musica Da Muqaalka Saarana: "disfigure-blank"👇 👉Music Free Disfigure~blank👈 ♥️Nagala Soo Xariir Wixii Faahfaahin ah. 🌀Website Ka Tusmo Pro Speed👇 👉Booqo Website Keena Pro Speed👈 🌀Instgram Accont: 🧵Jabra Osmani🧵 👉Instgram Ka "Jabra Osmani"👈 🛡Whatsapp No:👉+252618172141🕰 🌀Facebook Page: ♡Tusmo Project♡ 👉Facebook Page "Tusmo Project"👈 📥Download Application On FD Wallpaper📥


إرسال تعليق

أحدث أقدم