Foranta Awad & Qaababka Ee u shaqeeyso Shirkada Sidookale Biladaha Ee Bixiso. Wax ka ogoow

Get Rewards

                    🏅Foranta Rewards🛡 
                    


Shirkada Abaalmarinada Bixin Doonta Ee 

Foranta Awad Waxa Ee Soo sartay in abaal marino kala duwan oo ee bixin doonto.


Waxa eena u bixin doontaa Asbuucle,bille,sanadle,iyo 4tii sano Mar Bilada Caalamiga ah ee "Best Awad" oo ah kii ugu fiicnaa 4tii sano ee markaas ugu fiicnaa Dhanka Biladaha.


Waxaana Shirkada Ee Caawinaad ka heli doontaa Kanalka Pro Speed & Foranta Tv.

Sidoo kle waxaa caawin doona Adi Show oo ah halka lagu diwaan galin doono Dadka la raba in la soo saaro Hibadooda gaarka ah.


Shirkada Foranta Rewads Biladaha Iyo Cups ka Ee bixin doonto waxa ee kala yihiin.

Bilada Himilada Ganacsiga,Shaqsiga Ugu Fiican Asbuuca Ee Wax tarka Bulshada,Kooxda Caawiyaasha Bulshada Ee Bishii Ugu Fiican,Iyo Qofkii Hal abuurka Foranta La soo baxo Ee Sanadkii,iyo Dhamaan Inta Afrtii sano Ugu Fiicneed Bilada Dahabig ah.


Magacyada Biladaha Ee Foranta Awad.

🥇 Rib Awad Weak

🏆BF Cup Team

🥉Silver FR

🏅Star Pl One Year

🎖Best Of 4year Rewards


⚡Power Of Rewards In Somalia⚡

 Three Awad Manjor By Foranta

Video Of Technology By Tusmo Pro Speed

See You In Video.





☆jabir osman 《jabra》
Maamulaha Guud Ee Abaalmarinada.



إرسال تعليق

أحدث أقدم