Wax Ka Ogaaw Kanalka Tusmo Pro
Waxaa la aas aasay 2019-4-27-dii Xiligaas oo Loogu magacaabi jiray "Kanalka Jamhuri"
Balse Malkiilaha Leh Shirkada "Foranta" Ayaa Is Badal ku sameeyey Taasi ayaa Sabab tay in Kanaal kaan Soo Gudbiya Cashara Technologyada Loo Bixiyo Magaca "Tusmo"
Kanalka Tusmo Sacaan waxa oo soo gudbiyaa Muqaalo Xiiso galin Leh kaa soo Haatan ka baxaa muu qaaladaas Sida:- YouTube, FB Page, Websiti, Tiktoke ta iyo iwr
